Wasiir hore oo sheegay in Xanuuno ka qaaday lacago Xaaraan ah uu cunay !!

Wasiirkii hore ee wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta maamulka Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal oo Warbaahinta la hadlay ayaa shaaca ka qaaday in lacago xaaraan ah uu cunay intii uu Wasiirka ahaa ka qaaday xanuuno kala duwan. Waxa uu sheegay Maxamed Jaamac in uu hada dawadooda la tacaalayo xanuuno uu horey uga qaaday lacago uu si qaldan … Continue reading Wasiir hore oo sheegay in Xanuuno ka qaaday lacago Xaaraan ah uu cunay !!